Faroole oo xilkii ku wareejiyey Madaxweeynaha Cusub

____________________________________________________________________ Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Garoowe waxaa maanta ka dhacday xaflad xilka lagula kala wareegayey. Madaxweeynihii Hore oo Puntland Mudane Faroole oo hal cod oo keli ah looga guulaystay wuxuu xilkii k wareejiyey Madaxweeynaha Cusub Prof.Cabdi Wali Gaas oo horay usoo ahaa raiisulwasaarihii dawladdii KMG ahayd ee Soomaaliya. Khudbado ayeey isweeydaarsadeen labada  madax ,waxaana Mudane … Continue reading Faroole oo xilkii ku wareejiyey Madaxweeynaha Cusub